Posts

Showing posts from June, 2019

sheeko inantii caqliga badnayd ee sharaf

Sheeko By: Rahma Mohamed Yusuf Sharaf waxay ahayd inan ayeeyadeed oo lagu magacaabi jirey Dhudi la nool. Waxay  ahayd qofka ayeeydeed aduunka ugu jeclayd. Sharaf waxay reerkeeda u ahayd curad.  Haseyeeshee, ayeeyadeed ayaa qaadatay markay gu’ jir ahayd. Sharaf waxay ahayd inanta ugu  maskaxda badan beesheeda. Waxay ahayd inan aad u fikir dheer oo sheedda fog wax ka  aragta.Waxay ahayd inan gaari ah aan naagina is barbar dhigi Karin. Intaa waxa u dheeraa inay  Sharaf ahayd farsamo yaqaanad aad u xeelsheer. Dadku waxay aqalka ayeeydeed ku tilmaami  jireen buur la dheho Hadhiya oo ahayd buurta ugu weyn uguna dheer deegaankooda. Aqalku  haba weeynaado oo ha quruxbadnaadee, waxa dheeraa inta cawsas, kebdo, iyo dermooyin  dhamaystiran ee duuban. Noockasta oo shaqo ah-hadday tahay sahan, reer rarid, aqal dhisid iyo  furfurid, neef qalis, guri oodis, cunto Karin, iyo xoola aroorin- Sharaf baa u heelanayd. Sharaf  waxay ahayd gabadh y...

welcome

Kusoo dhawaada website-kan cusub ee aan iidinku talo galnay inaad ka heshaan wax kasta oo aad uga baahataan dhanka software ama casharada ict-ga sida oo kale su'aalo xikmadaysan iyo maqaalo kooban wax faa'ido leh nagu xidhnow Baraha bulshada dhan kasta naga filo allaa mahad leh